Soomaaliyeed ee Finland

Somaliliitto oo casho sharaf u sameesay Maryan-Qaynuu oo u ciyaari jirtay kooxda INJI

Xafladan oo ay soo agaasimeen bahda Isboortiga Soomaaliyeed ee Finland iyadoo qarashka ku baxay uu kaalin weyn ka qaatay ururka midnimada Soomaaliyeed ee Finland oo had iyo jeer ku howlan wax u qabashada jaaliyadda Soomalida Finland
5100
Äänestä

Muut lukivat myös

Vastaukset 5

Vanhimmat

Golaha midnimada soomaaliyeed ee Finland waxaa la aasaasay 1996. Ulajeedada ka
danbaysaana waxay ahayd in uu dalad u noqdo ururada soomaaliyeed ee ka hawlgala wadanka Finland. Golaha ulajeedadiiisa labaadna waxay tahay in uu isku xidho bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan Finland ; sidoo kale in isu soo dhoweeyo oo is fahansiiyo dhaqamada bulshada finnishka ah iyo kan soomaaliga si loo yareeyo is- fahan waa ka dhasha arrintaas. Wuxuu kaloo ururku wada shaqayn buuxda la leeyahay hay’adaha dowliga ah iyo kuwaan dowliga ahayn ee ka jira wadanka Finland. Waxaa sidoo kale maadaama aanay Finland ka jirin safaarad soomaaliyeed wuxuu ummadda u metelaa siddii safaarad oo kale. Wuxuu ururku ku leeyahay hay’ado badan xubno joogta ah oo metela jaaliyadda soomaaliyed ee Finland, sida Wasaaradda arrimaha gudaha. Wuxuu xubno joogta ah ku leeyahay sida ETNO, Vähemmistövaltuutettu, booliska, SINE. Wuxuu hay’adaha dowalada kala shaqeeyaa tusaale ahaan in kor loo qaado helista shaqada dadka asalkoodu soomaali ka soo jeedo, sidoo kale siddii loo horumarin-lahaa dhaqanka soomaaliga iyo weliba siddii kor loogu qaadi-lahaa xirfadda iyo aqoontooda.


Ururku wuxuu jaaliyaddiisa u qabanqaabiyaa shirar iyo siminaaro uu kor ugu qaadayo wacyigelinta bulshada qaybaheeda kala duwan, wuxuu bulshada la socodsiiyaa hadba wixii cusub, wuxuu la kaashadaa oo xogta u mariyaa raadiyaha Radio Warsan ee afka soomaaliga ku hadla ee ka hawlgala magaalada Helsinki iyo hareeraheeda. Wuxuu kaloo u mariyaa bogga ururku leeyahay ee somaliliitto.

Wuxuu sidoo kale xooga saaraa dhiirigelinta dhallinta soomaaliyeed siddii ay waxbarashadooda uga soo dhalaali-lahaayeen si mustaqbalka loo helo jiil cusub oo buuxiya jiilasha hadda jira, isla markaana bulshadu u hesho dad leh aqoon ay ku hanan karaan waajibaadka ka saaran dalka iyo dadka ay ku dhexnool yihiin iyo weliba kii ay asal ahaan ka soo jeedaan.


Ururku wuxuu kaloo caawiyaa dadka soomaaliyeed ee dhibaataysan ee ka cabanaya dhibaatooyinka ay hadba sheegtaan, wuxuu u qabtaa looyaro, wuxuu la kaashadaa hay’ado waaweyn si qofka asal ahaan soomaaliga ka soo jeeda aan xaquuqdiisa aasaasiga ah aan meel looga dhicin. Ururku wuxuu kaloo ka shaqeeyaa siddii wadankii hooyo loo nabadayn lahaa, si wadanka looga saaro qaska iyo qalaalasaha siyaasaddeed ee dabada dheeraaday.

Äänestä

Vindu vando skola hainto eaah ?

Lokidooc posses maees!

Äänestä

zimba ohabatuu! lebra ihra semimuna mabutuix winhaviiva etu abu imbuctu iha!
ed simanek kaa-kaaa kot kot! levee pillue syrjasarvi himo hekuma sillai.
sanki abuza kikuli pippeli.

Äänestä

En ymmärrä!

Äänestä

Tuo mölinä on Lieksalaisten SS nuorten mölinää. Poliisisedät auttavat heitä parhaillaan!

Äänestä

Ketjusta on poistettu 2 sääntöjenvastaista viestiä.

Kommentoi aloitusta


Shirab Cadle kirjoitti:

Somaliliitto oo casho sharaf u sameesay Maryan-Qaynuu oo u ciyaari jirtay kooxda INJI

Xafladan oo ay soo agaasimeen bahda Isboortiga Soomaaliyeed ee Finland iyadoo qarashka ku baxay uu kaalin weyn ka qaatay ururka midnimada Soomaaliyeed ee Finland oo had iyo jeer ku howlan wax u qabashada jaaliyadda Soomalida Finland

Anonyymi
5000

Ilmoita asiaton sisältö

  • Sisältää materiaalia, joka on loukkaavaa, herjaavaa, rasistista, uhkailevaa tai ahdistelevaa.

  • Materiaali sisältää nimiä, yhteystietoja tai muita henkilökohtaisia tietoja. Julkisuuden henkilöistä, julkisissa viroissa toimivista ihmisistä sekä yritysten vastuuhenkilöistä saa keskustella työhön liittyen. Myös yksityiselämään liittyvistä asioista voi keskustella siltä osin, kuin niistä on julkisesti kerrottu.

  • Sisältää lapsille haitallista tai heiltä kiellettyä materiaalia. Seksuaalinen sisältö on sallittua aiheeseen tarkoitetuilla palstoilla, joiden ikäraja on 18 vuotta.

  • Lainvastaista sisältöä voi olla mm. yksityiselämää loukkaavan tiedon levitys, kiihottaminen kansanryhmää vastaan, laiton uhkaaminen, alaikäisiin liittyvä seksuaalinen sisältö/grooming, petokset, identiteettivarkaudet, kunnianloukkaukset ja tekijänoikeusrikkomukset.

  • Sisältö ei liity palstan tai keskusteluketjun aiheeseen.

  • Viesti ei ole suomea tai ruotsia (pl. International Forums), se sisältää mainontaa, se sisältää tekijänoikeuksin suojattua materiaalia, se on massapostitus tai jokin muu syy.

Jaa keskustelu