Ammatinvalinnan ohjaaja
Hagaha doorashada xirfadaha
Ammattiliiton työttömyyskassa
Qasnadda shaqa la'aanta ee ururka shaqaalaha
Ammattiliitto
Ururka shaqaalaha xuquuqdooda u dooda
AKAVA Xarunta weyn ee shaqaalaha mushaharka qaata ee tacliinta sare leh
STTK Xarunta weyn ee shaqaalaha xafiisyada
PAM Ururka shaqaalaha ee xirfadaha adeegga
AKT Ururka shaqaalaha baabuurta iyo gaadiidka
JHL Ururka shaqaalaha ee xirfadaha degmooyinka
OAJ Ururka shaqaalaha ee macallimiinta
Metalliliitto Ururka shaqaalaha biraha ka shaqeeya
Ansioluettelo (CV)
Warqada lagu qoro waayo-aragnimada shaqada iyo waxbarashada, marka shaqada la codsanayo
Avoimet työpaikat
Shaqooyinka banaan
Avoin työhakemus
Dalab shaqo oo aan boos shaqo oo cayiman ku socon
CV-netti
Adeegga bogga Internetka ee xafiiska shaqada ee lagu reebo macluumaadka waayo-aragnimada shaqada iyo waxbarashada, si shaqabixiyuhu kuula soo xiriiro
Eläketurva
Badbaadada hawl gabka
Ennakkopidätys
Canshuurta laga jaro mushaarka
Europass
Bogga lagu qoro waaya-aragnimada shaqada iyo waxbarashada ee ku salaysan standarka Yurub
Kurssihaku
Dalbashada koorsada
Luottamusmies
Wuxuu wakiil ka yahay ururka shaqaalaha iyo shaqaalaha ururka ka tirsan.
Määräaikainen työsuhde
Heshiiska shaqada waqtiga cayiman ku eg
Oppisopimus
Heshiiska waxbarashadu, waa hab loogu talo galay in qofku asagoo shaqaynaya uu qaato shahaado waxbarasho, tusaale ahaan isagoo usbuucii hal mar waxbarasho aadaya
Osa-aikatyö
Shaqada watiga gaaban la shaqeeyo, tusaale 4 saacadood maalintii
Rekrytointikurssi
Kooras ay wada qabanqaabiyaan xafiiska shaqada iyo shaqabixiyuhu, ujeedadiisuna ay tahay in qofka ka qaybgala koorsada ka bacdi shaqo la siiyo
Sairasloma
Fasaxa jirada
Sivutuloverokortti
Kaarka canshuurta dakhliga dheeraadka ah
Tasa-arvolaki
Sharciga sinnaanta
Te-toimisto
Xafiiska shaqada iyo xoogsashada
Todistuksen rinnastaminen
Qiimeynta shahaadada aad kala timid wadan kale oo wadamada midwowga yurub ka baxsan
Todistuksen tunnustaminen
Aqoonsashada shahaadooyinka wadamada midowga Yurub dhexdooda lagala yimaado
Työeläke
Hawlgab shaqo
Työelämävalmennus
waa habka shaqa-barashada ee loogu talo galay dhalinyarada ay da'doodu ka yar tahay 25 sano, isla markaasna aan lahayn wax xirfad ah
Työehtosopimus
Heshiiska shuruudaha shaqada ee shaqaalaha iyo shaqabixiyaha mid walba xuquuqdiisa iyo waajibaadkiisa cadeynaya
Työhaastattelu
Waraysiga shaqada
Työhaku
Shaqo

Vastaukset 4
Vanhimmat
Tainnut lipsahtaa kirjoitusvirhe. Tarkoittaa tietenkin palkkapäivää.
Ei niillä ole sanakirjassa sanaa "työ".
http://ilmainensanakirja.fi/sanakirja_suomi-somali/työ
Ei löytynyt myöskään sanaa varas. Ehkä ne on niin rehellisiä, ettei sellaista tarvita.
Ja kai ne ovat niin vauraita, että työtä ei tarvitse tehdä, eikä sanaa "työ" siis tarvita.