soomaaliga

Boggan email ugu dir saaxiib       Daabac
Mowjadaha

Wakhtiyada idaacadda iyo mawjadaha gaagaaban oo ah Khz iyo Mitirbaan, FM-ka, Satelaytka iyo Cinwaanka Internmetka.

Laanta Soomaaliga ee BBC-da waxa aad dhegeysan kartaan sadex jeer maalin welba wakhtiyada maalin walba 1100, Sabtida-Arbacada 1415, Khamiista-jimcaha 1400 iyo 1800 GMT habeen kasta (waqtiga Caalamiga ah)

(Sabti-Jimco)

11:00-11:30

Mowjadaha KHz , FM, 15360, 9630, 6005, KHz

Muqdisho (HornAfrik) 99.9 FM

Hargeysa 88 FM,

Boosaaso (SBC) 89.0 FM

Garowe (SBC) 89.2 FM

Qardho (SBC) 88.7 FM

Jabuuti 99.2 FM

(Sabti-Jimco)

1415-1500

Mowjadaha 11860, 15420, 21490, KHz

FM-yada (Muqdisho, Hargeysa, Jabuuti,

Boosaaso, Garowe iyo Qardho.)

(Khamiis-Jimco)

1400-1500

Mowjadaha 21490/17740/15420/11860 KHz

FM-yada Muqdisho, Hargeysa, Boosaaso, Garowe, Qardho iyo Jabuuti

(Sabti-Jimco)

1800-1830

Mowjadaha 15360,9630,6005 KHz

FM-yada Muqdisho, Hargeysa, Boosaaso, Garowe, Qardho iyo Jabuuti

Satelaytka Yurub

Dadka ku hadla afka soomaaliga ee ku nool Yurub iyo Waqooyiga Africa waxay dhegeysan karaan barnaamijyada Laanta Soomaaliga ee BBC-da oo aad ka heli kartaan 'satelaytka Yurub'.

Maalintii hal mar ayaad dhegeysan kartaan Laanta Soomaaliga oo kuu soo gudbineysa Wararkii u dambeeyey iyo waxyaabaha ka dhacaya Geeska Africa. Waxa laga maqli karaa wararka ka baxa Satelaytka Mowjadda Maqalka ah ee BBC World GHz 10.853, lambarka 7.38 MHz, wakhtiga UK 18.00 GMT.

Habka lagu dhagaysan karo Satelaytka

TALLAABADA KOWAAD:

Saxanka sataleytka ku jeedi 'Eutelsat' 13 degree/darajo dhinaca bari, markaas raadi mawjadda BBC World. Haddii aadan garaneynin sida loo raadiyo satelaytka Eutelsat, waxaad u baahan tahay in aad la tashatid qof aqoon u leh sida loo xiro saxamada satelaytka.

Habka lagu dhagaysan karo Satelaytka

TALLAABADA LABAAD:

Marka aad heshid mawjadda BBC World taabo/ riix batanka maqalka ee ay ku taalo 'audio/radio' oo ku yaalla qalabka ' remote control-kaaga', waxaa kuu soo baxaya qoraal ah(Fiiri Masawirka)

Midkee (either)

TALLAABADA SADDEXAAD:

Adeegso talaabada Saddexaad ama Afaraad oo markaa raadi ilaa aad ka heshid barnaamijka Soomaaliga wakhtiyadan hoos ku qoran: 18.00 - 18.30 GMT (Waqtiga Caalamiga ah)

TALLAABADA AFRAAD:

Qabtayaasha (receivers-ka) qaarkood waxay u baahan yihiin in aad geyso qiyaasta mawjadda (frequency) ah 7.38 MHz si aad u maqashid Laanta Soomaaliga wakhtiyada aan kor ku soo sheegnay. Haddii wax dhibaata ah aad kala kulantid tallaabooyinka aan soo sheegnay la kaasho qof xirfad u leh habka loo rakibo sataleytka.

0244
Äänestä

Muut lukivat myös

Vastaukset

Vanhimmat

Ei vielä vastauksia

Aloittaja odottaa vastauksia. Kerro oma näkemyksesi ensimmäisenä.

Kommentoi aloitusta

Sabti-Jimco kirjoitti:

Anonyymi
5000

Ilmoita asiaton sisältö

  • Sisältää materiaalia, joka on loukkaavaa, herjaavaa, rasistista, uhkailevaa tai ahdistelevaa.

  • Materiaali sisältää nimiä, yhteystietoja tai muita henkilökohtaisia tietoja. Julkisuuden henkilöistä, julkisissa viroissa toimivista ihmisistä sekä yritysten vastuuhenkilöistä saa keskustella työhön liittyen. Myös yksityiselämään liittyvistä asioista voi keskustella siltä osin, kuin niistä on julkisesti kerrottu.

  • Sisältää lapsille haitallista tai heiltä kiellettyä materiaalia. Seksuaalinen sisältö on sallittua aiheeseen tarkoitetuilla palstoilla, joiden ikäraja on 18 vuotta.

  • Lainvastaista sisältöä voi olla mm. yksityiselämää loukkaavan tiedon levitys, kiihottaminen kansanryhmää vastaan, laiton uhkaaminen, alaikäisiin liittyvä seksuaalinen sisältö/grooming, petokset, identiteettivarkaudet, kunnianloukkaukset ja tekijänoikeusrikkomukset.

  • Sisältö ei liity palstan tai keskusteluketjun aiheeseen.

  • Viesti ei ole suomea tai ruotsia (pl. International Forums), se sisältää mainontaa, se sisältää tekijänoikeuksin suojattua materiaalia, se on massapostitus tai jokin muu syy.

Jaa keskustelu